Maraykanka oo shaaciyey lacagta sanadkan kaga baxday gargaarka Soomaaliya

Mareykanka ayaa sheegay in ku dhawaad saddax boqol oo milyan oo doolar ay ku bixiyeen sanadkan u gargaarka dadka dhibaateysan  ee Soomaaliya. Deeqdan oo la soo mariyey hay’adda USAID ee Mareykanku leeyahay waxaa 275 milyan oo la mid ah waxaa lagu iibiyay raashiin iyo agabka wax lagu cuno. Dadkan ayaa ah kuwo aad ugu baahnaa … Continue reading Maraykanka oo shaaciyey lacagta sanadkan kaga baxday gargaarka Soomaaliya